XAFIISKA IMTIXAANAADKA IYO SHAHAADOOYINKA


Foomka Cabashada Natiijada Imtixaanka Dugsiga Sare.

Fiiro Gaar ah:

  •  Ardayga hal mar ayaa loo ogolyahay inuu soo gudbiyo foomka cabashada.
  •  Ardaygu waxa uu ka caban karaa ugu badnaan 3 maaddo.
  •  Ardaygu waxa uu ka caban karaa maadooyinka ka hooseeya xarafka C.
  • Taariikhda cabashadu ku egtahay waa 19ka Agoosto, 2023.

Fiiro Gaar ah:

Shuruudaha cabashada waa:

  1. In ardaygu uu u fariistay imtixaanka ugu yaran 7 maaddo.
  2. In ardagu ugu badnaan ka cabankaro afar maaddo.
  3. In maaddada laga cabanayo ceceliskeedu ka hooseeyo C+.
  4. In arday qish ku lug yeeshay ayna cabasho u furnayn.
  5. In haddii arday soo cawday, uu heli waayo wax dhibca ah, laga jari doono 5% dhibcihii uu horey u haystay.
  6. In ardayga loo ogolyahay halmar kaliya inuu soo diro cabashadiisa.



Tariikhda Cabashadu ku egtahay waa 1da Sibteembar, 2026.